Madaxweyne Farmaajo iyo Saadaq Joon oo kulmay iyo Xog ku aadan waxii ay kawada hadleen

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan albaabada u xirnaayeen ku yeesheen Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo iyo Jeneraal Saadaq Joon. Sargaal katirsan madaxtooyada ayaa warbaahinta u sheegay in kulanka ka dhashay codsi ka yimid Saadaq Joon oo ku adaa in uu la kulmo Madaxweyne Farmaajo 8-bilood, kadib … Continue reading Madaxweyne Farmaajo iyo Saadaq Joon oo kulmay iyo Xog ku aadan waxii ay kawada hadleen